DoodFuran: SomaliTalk.com
--


  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  

DOORO MADAXWEYNAHAAGA!

January 12 2003 at 12:14 PM
No score for this post
  (Login Baalweyn)

-
Dhiibo fikradaada codkaagana gaarsii bulshada Soomaaliyeed.

Waxaad sheegtaa qofka aad jeclaan lahayd inuu Soomaaliya madaxweyne u noqdo mustaqbalka dhow iyo sababta aad qofkaas ula rabto madaxtinimada.


Cod bixintan waxay soconaysaa ilaa 25-ka Janaayo 2003.


 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
AuthorReply

(Login Baalweyn)

Cabdullaahi Yusuf

No score for this post
January 12 2003, 12:47 PM 

Waxaan dooran lahaa hadeerna u doortayba Cabdullaahi Yuusuf.


Sababtoo ah Soomaalida maanta joogta waa ninka kaliya hagi kara isla markaasna kula hadlikara luqad ay si fiican u fahmayaan!

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   

(no login)

Re: DOORO MADAXWEYNAHAAGA!

No score for this post
January 13 2003, 10:48 AM 

waxaan ku hadlayaa magaca somalida anigoo jecel somaliya in ay ka dhacdo nabadgalyo waxaana dooran lahaa labadaan nin midkood waxaay kala yihiin maxamad dheere iyo cali mahdi maxamad markii aan fiiriyay labadooda nin aaaan aheyn in uusan xakumi kareeyn somaliya ayaan u doortay cali mahdi maxamad

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Anonymous
(no login)

Re: Re: DOORO MADAXWEYNAHAAGA!

No score for this post
January 15 2003, 12:25 PM 

waa aniga ninka noqonaaya madaxweeynaha soomalia waayo wax qabiil oo aan leeyahay ma jirto aabo iyo hooyna malihi aan ahayn soomalinimada.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
murti-dhaaris
(no login)

Re: DOORO MADAXWEYNAHAAGA!

No score for this post
January 19 2003, 9:17 AM 

salaan iyo sharfin.
kumaa iga dhageyssan doona haddii aan wax doorto ama magac sheego?

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
master jamal
(no login)

madax waynaha aan dooranaayo

Score 1.0 (1 person)
January 21 2003, 9:45 AM 

waxaan u dooran lahaa mr big dalla?
yaa waaya mr b.d.? waa is la aniga
sabab waayo waxaan lee yahay caqli aan aniga isku doorto waayo sanadkaan qof aan aaminaayo majirto
kan aan isku cidkanahay waa cadaw geyga markey timaado
madax waynanimo qabqablayaasha dagaalka waa dad jaahiliin ah wax soobaran ama jan dad soohalaagay ah
hanti jaceel tuugnimo qabiil jaceel.marka aniga wax ayaan soobarta wax inaan dhiso aan rabaa hadal mawahan.
ee in aaan ka dhabeeyo aaan rabaa. xeebta somaliyeed
ee dadka iyo xoolaha lagu qalay eee urtay ayaan
rabaa in aan kadhigo meel talxiis loo imaado.
somaliya meel dholo kajirto kadhigo is jaceel abuuro
iyo wadan jaceel.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Xariif-Xaaji-XuuX
(no login)

JJJ waaye magaxweynaheey ani...

No score for this post
January 23 2003, 3:08 AM 

Salaan dhakab dhaha horta.

Ani madaxweynaheey Soomaaliyeed hadii rabtiin oo dooran lahaa waxaa waaye:

Jinoole-aw-Jacburis.

Inta kale been.

Jinoole-aw-Jacburis yaa waaye aah? Ha i weydiin ee jinigaa soo weydii. Lakiin midaa kuu sheegaa, Jinoole-aw-Jacburis qabiilkiis jini waaye. :-)

Nabadeey.

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Suudi
(no login)

Madaxwaynahyga

No score for this post
January 23 2003, 4:24 PM 

Waxaandoortay Col. Cabdullaahi Yousuf Axmed Waayo waa ninka keliya Hawiye iyo Isaaq Edeb u yeeli kara

 
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.Respond to this message   
Current Topic - DOORO MADAXWEYNAHAAGA!
  << Previous Topic | Next Topic >>Back to Index  
Find more forums on Pan-AfricansCreate your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement  
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.


DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.