Anigoo ka tiiraanyaysan geerdia ku timid Axmax khaliif maxamad waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisii iyo qaraabadiisi iyo dhamaan umada soomaaliyeed, Allah ha u naxariisto ehelkana samir allah haka siiyo.
Aamiin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
waxaan tacsi udirayaan dhamaan umada soomaaliyeed ee uu marxuumku ka geeriyooday anigo oo runtii aad iyo aad oga naxay geerida marxuumka markii aan furay websida somali talk ayaan waxaan ku arkay ciwaan aan aad oga naxay oo aan dhawr jeer is idhi malaha waad khaldan tahay kadibna waxaan furay edeecada bbc da oo anigoo jooga woqooyiga america aan laynka internetka ka dhagastay taasoo ay bbc siduna kahadashay geerida marxuumka waxay igu noqotay fajac iyo amakaag mudadii yarayd ee aan keenya joogay kenya waxaan fursad uhalay in aan lakulmo oo aan xafiiskiisa ku booqo runtii waxaan odhan karaa aad buu uyaryahay isoo kale alaha unaxariisto Ahmed khalif waxaana odhan karaa Ahmed kama geeriyoonin reer ee umad dhan ayuu kageeriyooday inigoo ku nool wadanka markaykanka gobalka ilanooy waxaan uga naxay geerida ahmed si aanaan cidkale uga nixin kula qabiil ma ihi kula reera ma aan ihi reer kenyana maan ihi ahmed na aniguu iga geeriyooday alaha unaxariisto marxuumka qaraabadisiina sabar iyo iimaan alaha kasiiyo.
from mohamed H mursal
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Waxaan anigoo aad uga naxsan u tacsiyeynayaa dhammaan shacabka Somalia gaara ahaan reer Kenya iyo eheladii asxaabtii idaacada iqra geeridii laga naxay ee ku timid sacaadatu waziir Ahmed Khalifa Allah jannadii ha geeyo Amiin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
anigoo kamid ah soomaalida kunool wadankan kenya waxanaa halkaan ugu tacasiyeeynayaa dhamaan uma soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee kutimid alaha u naxariisto marxuum Axmad khaliif maxamad oo 24/01/03,ku geeriyooday shil diyaaraded oo ka dhacay magaalada busiya ee galbeedka kenya (inaa lilaah wa inaa ileehi raajicuun) alaha u naxariisto murxuumkaas wuxuu ahaa nin aad ugu dadaala soomaalida kunoo wadankan kenya ,waxaan ilaah uga bayrayaa in uu janadii fardoosa ah ka waraabiyo..aamiin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Bahda SomaliTalk.com ayagoo aad uga murugaysan geerida kutimid marxuum Axmed Khaliif, waxay halkan tacsi ugu gudbinayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii marxuumka, sidoo kale waxaan halkan tacsi ugu direynaa dhamaan dalka Kenya oo uu ka geeriyoodey marxuumku, waxa kale oo u tacsidayneynaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey marxuum Axmed Khaliif. Sidoo kale waxaan tacsi u direynaa dhammaan muslimiinta Kenya iyo gaar ahaan Ururka Muslimiinta dalka Kenya oo uu marxuumku u ahaa xoghayaha guud. Waxaana Allah uga baryeynaa in uu marxuumka janadii Fardowsa ka waraabiyo. Eheladana Samir iyo Iimaan Allah ha siiyo..... Kullu Nasul Daa'iqatul mowt.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
waxaan tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaa
dhamaan umada soomaaliyeed iyo muslimiinta kenya
meel kastoo ay joogaan weli waxaan tacsi gaar ahaaneed
u dirayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
Alla ha unaxariistee( marxuum axmed khaliif maxamed)
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Ku: Somalitalk
Ka: Abdi Omar Gudoomiyaha Jaliyadda Soomaalida Kenya ee Waqooyiga America.
Ujeedo: Tacsi Murug iyo Naxtin leh.
Anigoo ah Abdi Omar kuna hadlayo magaca Jaaliyada Soomalida Kenya ee Waqooyiga Amerika iyo UK. Waxaan tacsi murugo iyo naxtin leh u dirayaa dhamaan soomalida reer kenya ee jooga dalka iyo dibadaba geeridii ku timid mudane Ahmed Khlif Mohamed oo ahaa Wasiirkii shaqada iyo shaqaalaha. Waxaa kale oon aan si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa ehelladii, qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.
Mudane khaliif oo ahaa nin taariikh dheer kulahaa gobolka Waqooyi Bari Kenya.oo lagu aasaayo maanta oo ah sabti magalada Wajeer Waxaan Eebe ugu baryeynaa in uu jannada fardowsa uu ka waraabiyo intii uu ka tagayna uu sabir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin.
Abdi Omar Gudoomiyaha Jaaliyada Soamalaida Kenya ee Waqooyiga America
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Naf kastaa geerida waa dhadhaminaysaa.
Waxaan Allah uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo axmed khaliif, eheladuu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
waxaan marka ugu horeeya tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey marxuum axmad khaliif, ilaah ha u naxariisto, janadiina haka waraabiyo, samirna ha inaka siiyo. Alllah aamin.
waxaan mahad ballaaran usoo jeedinayaa SOMALITALK.COM sida qiimaha badan ee ay usoo koobeen taariikhda marxuumka oo muujineysa sida Islaam nimada ah ee aad u jeceshihiin qofka walaalkiin ah oo usoo halgamay umadaan, ajar weyn ayaa idiinku sugan in aad qofka wanaagsan sidaas u raadisaan wanaagiisa, taariikhda ayaana wanaag idinku xusidoonta, tani waxay isjacayl iyo isu soo dhowaansho u horseedeysaa walaalaha soomaaliyeed, aad ayaad u mahadsantihiin.
waxaan anigoo ka murugaysan aan tacsi u dirayaa dhamaan, ummadda islaamka ah ee kenya iyo gaar ahaan umadda soomaaliyeed iyo ehelkii iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Khaliif Maxamuud, isagana naxariistii iyo dambi dhaafkiisa alaha siiyo janadina ha ka waraabiyo, ehelkiisana samir iyo iimaan alaha ka siiyo Amiin.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Waxaan sicsi u dirayaa dhammaan ummadda reer kenya geeridii naxdinta lahayd ee kutimid allaha u naxariistee marxuum Axmed khaliif maxa,med .gaar ahaan waxaan tacsidaan u dirayaa eheladii iyo qaraabadii uu katagey waxaana ilaahay uga baryaa isagana ilaahay inuu kawaraabiyo jannadii fardawsa idinkana samir iyo iimaan allaha idinka siiyo .aamin.ammin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
waxaan haklaan uga duceynayaa ninka dhintey ee soomaaliyeed oo haddana wasiir ja ahaa dowladda kenya isla markaasna ahaa wasiirka kel;iya ee soomaaliga ahaa waxaan leeyahay ilaahey janadiisa ilaahey ha waraabiyo hana ku daro rabbi kuwa uu janadiisa ku gelyo raxmaddiisa isaga iyo anagaba iyo islaamka oo dhan waxaan aad ugu faraxsanahay in intii aysan diyaaraddui kicin uu salaad dukadey ilaahey salaaddaas maqbuulo ha uga dhigo.ilaahayo adigaa raxmadaadu waasac tahay ee qabriga u waasici ugana dhig beer, beerahaada janada ka mid.
eheladii uu ka dhinteyna samir allaha ka siiyo.
Aamiin.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Waxaan tacsi u diraya qoyska iyo ehelada u ka geeriyooday Wasiirku (Axmed Khaliif). Waxaan sidaa si la eg' tacsi u diraya qoyskii iyo eheladii u ka geeriyooday Duuliyuhu (C/qaadir Mahad Kuno).
RABBIGEEN NAXARIISTII JANNO HA KA WARAABIYO EHELKOODINA SAMIR IYO IIMAAAN HA KA SIIYO.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Waxaan tacsi u dirayaa anigoo ka tiiran-yeysan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey marxuumka qiimaha badan ugu fadhiyey muslimiinta kenya AHMED M.KHALIIF ilaah janadii fardowsa ha ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna samir iyo imaan ha ka siiyo (amiin)
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Inaalilaahi wa'inaa ileyhi raajucuun.
waxaan hakaan tacsi uga dirayaa dhamaan muslimiinta aduunka meel kastooy joogaan gaar ahaan shacabka reer kenya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid wasiirkii shaqada Axmed khaliif oo ah nin aan ka dhiman gobolka laga soodoorto oo kaliya ee ka dhintay muslimiinta kenya waxayna muslimiinta kenay kuxasuusan doonaan wixii uu kaqabtay golaha sare ee muslimiinta kenya intii uu ka ahaa xooghayaha guud waxaa ilahay uga baryayaa inuu jandiisa ugu raaxeeyo qoyskii iyo eheladii uu katagayna samir iyo imaan ka siiyo
aamiin aamiin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Dhalinyaradda Reer Towfiiq (Muqdisho-Somalia): Tacsi Naxtin Leh..
No score for this post
January 26 2003, 3:15 AM
Anigoo kuna hadlayo magaca Dhalinyarada ku nool xaafadda Towfiiq ee Magaalada Muqdisho. Waxaan tacsi murugo iyo naxtin leh u dirayaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan soomalida reer kenya ee jooga dalka iyo dibadaba geeridii ku timid mudane Ahmed Khlif Mohamed oo ahaa Wasiirkii shaqada iyo shaqaalaha. Waxaa kale oon aan si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa ehelladii, qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumkaas.....
Waxaan Alle ugu baryaynaa in uu ka waraabiyo Janadii Fardowsa...........
Inaa ileeh wa inaa ilaahi raajacuuun......
Waxaa isku soo diyaariyay Yusuf Ali
Mogadisho-Somalia
This message has been edited by doodfuran on Jan 26, 2003 8:25 AM
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
alaha u naxariisto mid khayrqabana alaha ugu badalo umada somaliyeed ee kenya iyo muslimka
No score for this post
January 26 2003, 7:27 AM
waxaan tacsi u diraya guud ahaan shacabka somaliyed ee reer kenya gaar ahaan reer wajeer iyo dhamaan islaamka kenya
waxaan ilahay asagana uga baryeynaa in uu danbigisa dhaaffo janadi iyo naxariista rabi alle siiyo
waxa layiri inta aysan diyaradu kicin ayuu salad so tukaday oo 20 daqiqo aya lasugayey asaga darti alaha u naxariisto ilahayna misankisa ha waa fiyo
waxan inta muslimka ah ee akhrisanaya u shegaya ama u dardaarmaya cabsida alle iyo cibada in la xoojiyo wakhti walba iyo meelkastaba
ascw
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
I would liked to send my sincere condolence to the families, friends, the Republic of Kenya and whole of Somali-speaking nation to the loss of well-loved and irreplaceable Kenyan Minister for Labour and Man-power, Mr. Ahmed Khalif, who shockingly died in plane crash in Kenyan-Busia District.
Late Ahmed Khalif was an honest, hard-working and God-fearing person, who tirelessly served Kenyan Muslim communities in the promotion of their faith and the Islamic world. He also tirelessly worked the promotion of peace, education, unity and inter-communal understandings in the Republic of Kenya.
The Republic of Kenya has loss a great asset of veteran politician, irreplaceable and hard-working civil servant and great ambassador for the relationship between Kenya and the Islamic world, and the Kenya republic and the Somali proper.
In shall Allah, Allah may shower on him his mercy and reside in him the heavenly garden of Paradise of Janatul Fordowsa, as he was sincerely God fearing and true committed to his creator's service.
Mr. Saki.M.Barre
London
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
waxaan halka tacsi ugu diira dhaman dadkii uu ka geeriyad alaha uu naxarista axmed khalif oo dhawan ku geeriyoda waddanka kenya alaha samar iyo imaan ka siiyo, amiin,aamin,amiin
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
Waxaan halka uga tacsiyadeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Axmed Khaliif Maxamed, waxaan Ilaah uga baryeynaa inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo, ehelladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ha ka siiyo
=o0{aamiim}0o=
Marxuumku wuxuu ka geeriyoodey Soomaalida dhammaan gudaha Kenya iyo dibaddaba.
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
i would like to send measssage of condolence to the family of ahmed khalif.may god rest him in paradise aamiin aamiin."to him we come from and to him allah is our return"
Scoring disabled. You must be logged in to score posts.
AFEEF: Dhamaan qoraalada halkan ku qoran waa aragtida dadweynaha kana kana tarjumimaayaan aragtida SomaliTalk. Waxaadna ogaataan in qofka kasta oo halkan qoraal kusoo qora si fudud loo ogaan karo computerka yo cinwaanka uu qoraalkaas kasoo qoray. Cilmiga casriga ahna uu taas suurtagal ka dhigayo.
DISCLAIMER: All opinions and comments appearing here are strictly those of the authors and do not necessarily reflect the opinions of somalitalk.com and its editors.