--

 Return to Index  

Md. Maxamed Cali Aadn [Qalinle] oo sheegay in ay ciidamadoodu wadaan abaabul xoog leh

September 22 2001 at 1:14 PM
BAYDHABO PRESS 

 

Md. Maxamed Cali Aadan [Qalinle] oo sheegay in ay wadaan abaabul xoog leh

BAYDHABO August 22, 2002 (BP)- Guddomiyaha gobolka Bay oo isla markaana ah afhayeenka Ururka RRA ee ka taliya gobolada koonfureed ee Somaaliya Md. Maxamed Cali Aadan [Qalinle] ayaa saxaafada u sheegay in uu jiro abaabul xoog leh oo ay wadaan ciidamada Ururka RRA.

Guddomiyuhu wuxuu sheegay in abaabulkan uu yahay mid joogta ah oo ay sameyaan ciidanka Ururka RRA balse uusan la xiriirin dagaal sida ay qoreen saxaafada magaalada Muqdisho, wuxuu kalo sheegay in aan dagaal laga fursan doonin tan iyo inta la haysto taako ka mid ah dhulka Ummadda Digil iyo Mirifle.


(BAYDHABO PRESS)

 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement