Mudane Maxamed Nuur shaati gaduud waa uu u qalmaa Madaxweyne qaran, mana ahan in uu ka gaabsadao arintaas, anigoo ku hadlaya magaca jaaliyada Digil iyo Mirifle Australia, waxaan leenahay Ilaahay hakugu grab galo ruux ka haboon oo qaban lahaa majiro, waxaanse ka codsaneynaa in uu iso soo taago jagadan sharafta huwan. aniga shaksi ahaan ninkale uma hayo jagadan, hadii kale waa nasiibdaro weligeed heysan doonta bulsha weynta Digil iyo Mirifle. waxaadse ogaataan Baydao in ey tahay hoyga keliya ee badbaadin kara qaran nimo Soomaaliyeed ee soo noolaata. |