--

 Return to Index  

Axdiga KM ee dawlada Somaaliya oo qodobo ka mid ah u baahan yihiin in wax laga badelo

July 22 2000 at 8:05 PM
BAYDHABO PRESS 

 
Axdiga ku meel gaarka ah ee dawlada Somaaliya oo qodobo ka mid ah u baahan yihiin in wax laga badelo



BAYDHABO July 22, (BP)-Axdig ku meel gaarka ah ee dhawaan lagu soo ansixiyay shirka Somaalida uga socda Jabuuti aya qododobo dhowar ah ay u baahniyihiin in wax laga badelo iyada oo qaar kalena aysan cadeyn una baahn yihiin in la faah faahiyo qodobadaas ayey ka mid yihiin Luqadaha rasmiga ah ee Somaaliya oo la sheegay in ay yihiin Somaali iyo Carabi

Waxaa meesha ka maqan oo ay ahayd in la cadeeyo in Afka rasmiga ee Somaaliya uu yahay Somali [Maay iyo Maxaatiri] labadaas ayaa ah afka rasmiga ee Somaaliya
qodob kale waxaa uu la xiriira hub ka dhigista kooxaha hubeysan ee Somaaliya, waa in ay hub ka dhigistu ku ekaato dadka hubka sita oo aan cidna u tirsanayn maamulna hoos imaan tusaale ahaan cidamdda RRA waa ciddan nidaamsan kuna sugan degaankooda oo aan la mid ahayn kuwa ku sugan meelo ka mid ah Somaaliya, waxaa sida RRA oo kale la mid ah ciiddan kasta oo maamul hoos imaada kuna sugan degaankooda.




(BAYDHABO PRESS)



 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement