--

 Return to Index  

Maamulka RRA oo ka digay khatarta ka imaan karta dawlad aysan raali ka ahayn oo la keeno BAYDHABO

July 25 2000 at 8:16 PM
BAYDHABO PRESS 

 

Maamulka RRA oo ka digay khatarta ka imaan karta dawlad aysan raali ka ahayn oo la isku dayo in la keeno BAYDHABO


BAYDHABO July 25, (BP)-War saxaafadeed maanta laga soo saaraya xaruuunta taliska cidamadda RRA ayaa ka sii digay khatarta ka imaan karta dawlad aysan dadyowga ku dhaqan goboladan iyo maamulkoodu raali ka ahayn oo la isku dayo in la keeno BAYDHABO.

Warku wuxuu intaas raacshay dawlad uusan maamulkeeda qaban Dr. Xasan Maxamed Nur [Shaatigaduud] in aan waqtiga hada la joogo la keeni karin BAYDHABO, hadii la isku dayna dhibka ka imaada waxaa mas'uliyadiisa qaadaya ayaa la yiri shirgudoonka Carta iyo dawlada Jabuuti.


(BAYDHABO PRESS)

 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement