--

 Return to Index  

mahd gaar ah

September 2 2000 at 9:33 AM
 


Response to Xubnaha DAWLADA cusub ee ku meel gaarka oo maanta booqday magaalada BAYDHABO

 

waxaan mahad gaar ah u jeedinyaa Dr Shaatigaduud dorka uu ka qaatay dhismaha dowlada kumekgaarka ee somali iyo kaalinta geesinimada leh uu ka cayaaraya.

waxaan eebe cabarinaya in uu siiyo cumri dheer iyo cafimaad qab.

anigo ku hadlaya magaca jaaliyadda reer baraawe oo degan dalka ingriisk.

waxaan kalo mahad gaar ah u jeedinaya cabdirashiid oo si joogto ah u wergeliya taageerayaash digil iyo mirif heerka uu maryo xaalada degmada beydhabo

Abubakar Mohamed cali

godoomiyaha
Somali Bravanese Wefare Association in UK




 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement