waan taageeri doonaa wax walba ay ubaahan yihiin haddii lasameyo dowlad goboleysi oo noo maddax banaan dhulka digil iyo mirifle taas soo xukunkeena nagu ekaado maxaa yeeley mana dooneyno in aan wax laqeybsano dadka aan isku racyiga ahey kuwaasoo ay yihiin dadkeena u heeyn jaceel iyo lugooyo mooye ayna wax hor mar u wadin haddii aan nahay jaaliyada ku nool atlanta waan taageeri doonaa wax walba horumar u leh danaha digil iyo mirifle walaalayaa waxaan idiin sheegayaa in aan ku dadaalno ururka wax walba ay u baahanyihiin . waxaab naga heli kartaan haddii aan nahay reer atlanta waa http://www.somalisouthern.bizland.com
|