--

 Return to Index  

taageero

October 4 2000 at 11:21 AM
 


Response to Wareeysi aan la yeelanay Md. Ibraahim Cilmi Maxamed [Sokorow] wakiilka RRA waqooyiga Amerika

 

Horta hore hambalyo waxaan u soo gudbinayaa dhammaan dadka ku abtirsada Digil & Mirifle, marka
xigta Sokorow araadiisa aad baan u waafaqsanahay
waayo in Dawlad Goboleed Digil iyo Mirifle
leeyihiin la helaa waa lagama maarmaan,waana mid aan ku taageerayo qof ahaan.Midda kale arrinta ah
in Baidhabo laga dhigo Caasimad waa tii Jabuuti
lagu soo heshiiyey, waxayna hadda muuqataa in
Candiqaasim iska beddelaY arrintaas oo go'aankii
Barlamaanka keligiisa beddelayo awood ahaan.

 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement