--

 Return to Index  

Jawaab Celin

October 9 2000 at 10:39 PM
Isaq Sheekh Abdirahmaan Banaaney 


Response to Shirar loogu gogol xaarayo dhisamaha Dowalad goboleedka oo ka socda BAYDHABO

 


Aad iyo aad baan idin ku mahaaed celinayaa hawlaha aad haysaan ee isgaarsiinta, balse waxaan idiin ka codsanayaa inaad wax ka qortaan waxyaabaha ka socda dowladda cabdiqaasin oo ku soo wajahan ummadda digil iyo mirifle.
Haddan taabto qaar ka mid ah ficiladiisa, kama uu hadlin dhulka dadkiisa ay xoogga ku haystaan, kamana hadlin dhibaatada ay noo geysteen, waana waji lagu xoojinayo dhibaatadii uu caydiid noo geystey.

Tankale dadka isku sheega iney metelaan digil iyo mirifle oo uun ka fikira kursi ay helaan waa in loo la hadaa il gooni ah.

Deerow miyuu illaabey walaashii markii teyeeglow lagu kufsanaayey haddii uu heley kursi.

waad mahadsan tihiin

Isaq Sheekh Abdirahmaan Banaaney

 
 Respond to this message   
Responses

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement