Asalaamo calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh
salaantaas ka dib waxaan salaamaya qofkasta oo qowmiyada D/M ah ha joogo dalka ama dibadiisa waad salaamantahiin my people.
marka hore waxaan u mahad naqahayaa dadkii waxaan sameeyay ka dib. waxaan aad iyo aad uga faraxsanahay dawlada u dhalanayso dadkeenii oo dhibaatada ku jiray waan ku faraxsanahay ilaah waxaan igu baryayaa tii noqoto daacad dadkeedana wax u qabato Ilike you my people from bay iyo bakool Iam from diinsoor dooyow .
|