--

 Return to Index  

Hadal Meesha Qabta

October 22 2000 at 8:40 AM
 


Response to Dadka Digil iyo Mirifle marnaba ma iloobi karaan wixii loo geeystay

 

Waxaan joogayay wadan ka Ingriis ka markay masiibadii gaajada ee dagaalkii u keenay
Baydhabo.

Markay iwaydiiyaan ardaydaanu isku fasalka ahayn inay qaraabo(ehliyadi) iga jooto Baydhabo, dabacan, waxaan igu jawaabi jiray "maya"; se
waxaa ka dhaadhicin jiray inaanay Baydhabo ahayn
meel lagu gaajoodo haday nabadi jirto - Dadkana
waxaan dhibaatadan ugu wacan qaar kale oo ku soo duulay.

Waxa iminkase nasiib daro ah in markaad [Reer Bay
iyo Bakool] aad u muuqateen inaad, calal aqal, aad
iska dhicin karataan ku wii dulmigaa idiin gaystay, inaad tidhaah deen kaalayoo na maamula.

Waxba kama qabo, qofahaan, Somali oo nabad ku wada
noolaata. Nasiib daro se waxay tay qaarkeen ayaa
had iyo jeer doonaya inay ku dul noolaadaan inta
kale.

Hadalkii oo kooban waan kuraacsanay inanta (gabarta)fikraday soo jeedisay.


WCW

Wiil Reer Waqooyi


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement