--

 Return to Index  

To Nasra

October 23 2000 at 4:12 PM
 


Response to Dadka Digil iyo Mirifle marnaba ma iloobi karaan wixii loo geeystay

 


Abaayo waan kugu racsanahey waxa aad tiri balse aniga waxaan ahey Hawiye, Mudulood hadana Abgaal marka dambi maan kaagaley qolyaha dhibka idiin geestey ana wa igeesteen ee walaal nasro marna hanugu magacaabin hawiye sababto ah waxaa idiin laayey habar gidir hadan iyaga ayaa dowlad loo dhiibey oo aan dan ugu jirin digil & mirifl amba abgaal.

Cafis hadii an gaf sameyey.


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement