mala iloobi karaa
waad salaantihiiin dhamaan.
ma dhabaa misse waa dhalan teed wixii dhacay mase la iloobi karaa.hadii aan dib ugu noqono taariiqda D/M maxay somaaliya uqabteen taa wali la isma weeydiin baan u maleeynayaa. anigu waxaan ku dhashay magaalada baydhaba waxaana aaminsanahay in reer baydhaba ama miriflaba ay ahaayeen udub dhaxaadka dhaqaale ee soomaaliya xaga haruurka digirta iyo xoolahaba.maxaase loogu badalay.
waxaan anigu ku talin lahaa in D/M ay danahoooda gaarka ah qabsadaan wax na laqeebsadaan soomaalida inteeda kale.laakiin aan la isdayicin laguna tashan qofkale ayna sameestaan dawlad goboleedkooda gaarka ah.
BY:warqudaay in my madigeey.
mahamed (madeey)
|