--

 Return to Index  

A response to Abdiqaasim's plan to install his tribe in the Digil and Mirifle regions (New Immigrant

November 19 2000 at 10:52 AM
Abdirahman Abdi 


Response to Abdiqaasim's plan to install his tribe in the Digil and Mirifle regions

 
New Immigrants

Dear Ahmed Said,

Waxaan shaki ku jirin in A/qasim uu doonayo inuu blaariyo cududda qabiilkiisa si maamulkiisu u ahaado mid xoog iyo terror ku cimri dheeraysta.

Waa sidaad u sheegtay waa in Jaliyadda dibbedda iyo wax garadka reer Baydhabo ay qeyb balaaran ka qaataan halganka. Tusaale waxaa kugu filan
Puntland iyo Somliland maamuladooda waxaa caalamka ku xiray oo kalamdooda meel walba ka tuuray waa wax garadka iyo jaliyadaha.

Dadka u dhashay reer Baydhabo (DM) oo wax ka qaba siyaasadda shaatigaduud waxaan kula telinayaa waqitigii la mucaaaradi lahaa lama gaarin. Maamul ha dhiso, wax ha qabto dabadeed ha lagula xisaabatamo wax soo saar.

It's too early to ask dividens. Digil and Mirifle like all Somalia arintooda waxay joogtaa maahmaadii Kennedy " ask what you can do for your country before you ask what your country can do for you". Give shaati a chance.

Puntland supports peaceful Bay regions.


by Abdirahman Abdi

 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement