--

 Return to Index  

Hoggaamiyaha Khasabka ah ee kooxda Carte

December 9 2000 at 4:59 PM
Jamac Muuse Xirsi 


Response to Madaxweeynaha dowlad goboleedka Puntland Md. Cabdulaahi Yusuf Axmed oo booqan doona BAYDHABO

 

Hoggaamiyaha Khasabka ah ee kooxda Carte ma mudna in ay Shaati gaduud & C/laahi Yusuf ay la shiraan. maxaa yeelay labadan nin ee dambe waxa ay si sharci ah u sheeganayaan in ay shacabkooda (Qabiilkooda) matalayaan. Lakiin C/qaasim waxa uu isu haystaa in uu xukumo Soomaali oo dhan! Sidaas darteed marka hore Cabdiqaasim Hawiye in uu xukumo ha qirto. marka labaad hawiye ha isku raacaan in Cabdiqaasim dhammaantood uu kalsooni ka haysto oo uu matali karo. Marka intaas la helo ayaa Cabdiqaasim uu mudan yahay in lala hadlo.
Sidaas oo kaliya ayaana arrin Soomaaliyeed oo loo dhan yahay ay ku iman kartaa.
Mahadsanidin

 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement