Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Kanada The Honourable L'honorable John Manley oo hambalyo u diray Md. Axmed Maxamed Nur.
Ottawa Dec 24, 2000 (BP)- Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Kanada The Honourable L'honorable John Manley ayaa waraaq hambalyo ah u diray Bishan Disember 20-keedi Md. Axmed Maxamed Nur oo u sharaxnaa xildhibaa-nimada xaafada koonfurta Ottawa ( Ottawa South ) ahna President- ka [Arladun] Somali-Canadian Society.
Wasiirku wuxuu sheegay in talaabada uu qaaday Md. Axmed ay tahay mid sharaf leh waxna ku soo kordhisay Dimoqoraa-diyada iyada oo suurto gelisay in ay dadku helaan fursado ay wax ku kala doortaan.
Musharaxnimada Md. Axmed waxay ahayd mid taarikhda gashay, maxaa yeelay waxaa uu ahaa qofkii ugu horeyay oo Somaali ama Muslim ah ee u tartama xafiisayada Dowlada Kanada gaar ahaan caasimada Ottawa.
Wasiirka Arimaha Dibadda dalka Kanada Md. John Manley iyo Md. Axmed Maxamed Nur ayaa waxay iska soo sharaxaan hal xaafad oo ah xaafada koonfurta Ottawa ( Ottawa South ) taas oo door wanaagsan ka cayaartay ayaa la yiri xiriirka fiican ee u dhexeya labada Mudane, iyada oo taagerayaasha Md. Axmed Maxamed Nur ay codkooda si buuxda u siiyeen Wassirka doorashadii Bishii hore ka dhacday dalka Kanada ee u ku guuleystay Md. Manley.
Md. Axmed Maxamed Nur oo ah President- ka [ARLADUN] SOMALI-CANADIAN SOCIETY ayaa la filayaa in uu Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka Kanada The Honourable L'honorable John Manley in uu kala talin doono Arimaha la xiriira Siyassada Somaaliya.
Waxaan hoos idiin ku soo gudbinaynaa warqadii hambalyada ahayd ee uu The Honourable L'honorable John Manley u soo diray Md. Axmed Maxamed Nur.
(BAYDHABO PRESS)
Minister of Foreign Affairs
Ministre des Affaires etrangeres
Ottawa, Canada K1A 0G2
The Honourable L'honorable
John Manley P.C., M.P c.p., depute
Dec 20, 2000
Mr. Ahmed Mohamed Nor
202- 2847 Kaladar Ave
Ottawa, On
K1V 8B9
Dear Mr. Mohamed Nor
Please accept my sincere congratulations for your participation in the municipal election.
Your decision to let your name stand and to present your ideas and experience before the public is both commendable and honourable . By providing the public with a choice, your participation in the election has contributed to democracy.
It is my hope that you will continue to be an active member of our community.
With kind regards,
John Manley
Waraaq hambalyo ah oo uu Md. Axmed Maxamed Nur President-ka [ARALDUN] SOMALI-CANADIAN SOCIETY uu u diray Ra'iisul Wasaaraha dalka Kanada The Honorable Jean Chretien iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee dalka KANADA The Honourable L'honorable John Manley markii ay ku guuleysteen doorashada.
November 28, 2000
The Honorable Jean Chretien
Prime Minister of
Canada, Ottawa
Dear Prime Minister:
We, the Somali Community in Ottawa, Canada representatives and on behalf of the Somali people, we are delighted to send you our best wishes, asking God almighty to keep you along with the Canadian people in good health and long live.
We wish you and Canada progress and prosperity. We also wish your Liberal Government more success and good luck in all that you yearn for; of security, peace and stability all over the world especially in the Horn of Africa. His Excellency, the Prime Minister: We would like to record our appreciation and pride and to thank your reasonable Government for your efforts to help and end the war and the savage executions and bloodshed in the world particularly in Africa.
With our best regards and our best wishes to you, your excellency to be forever in good health, and for our beloved Canada to be comfortable , stable and prosperous under your wise leadership.
Yours very truly,
Ahmed Mohamed Nor
President Arladun Somali-Canadian Society
November 28, 2000
The Honorable John Manley
Minister of Foreign Affairs
Canada, Ottawa
Dear Minister:
We, the Somali Community in Ottawa, Canada representatives and on behalf of the Somali people, we are delighted to send you our best wishes, asking God almighty to keep you along with the Canadian people in good health and long live.
We wish you and Canada progress and prosperity. We also wish your reasonable Liberal Government more success and good luck in all that you yearn for; of security, peace and stability all over the world especially in the Horn of Africa.
With our best regards and our best wishes to you, your excellency to be forever in good health, and for our beloved Canada to be comfortable , stable and prosperous under the wise leadership of our Prime Minister His Excellency Jean Chretiens.
Yours very truly,
Ahmed Mohamed Nor
President Arladun Somali-Canadian Society
This message has been edited by moalen on Dec 24, 2000 1:36 PM
|
|