--

 Return to Index  

Madaxweynaha Dowlad goboledka Puntland Md. C/laahi Yusuf oo Dacwad u qoray madaxda dalalka Carabta

December 31 2000 at 12:21 AM
BAYDHABO PRESS 

 

Madaxweynaha Dowlad goboledka Puntland Md. C/laahi Yusuf Axmed oo Dacwad u qoray Madaxda dalalka Carabta.

Garoowe Dec 30, 2000 (BP)- Md. C/laahi Yusuf Axmed Madaxweynaha Dowlad goboledka Puntaland ayaa todobaadkan waraaq Dacawd ah u qoray madaxda dalalka Carbta, Ururka Jaamacada Carabta iyo Ururka Islaamka.

Cabdulaahi Yusuf waxaa uu qoraalkisa ku sheegay sida uu maamul kiisu uga xunyahay kaalmada iyo taagerada ay siiyaan dalal dhowr ah oo Carbeed koox Somaaliyeed oo uu ku tilmaamay kooxda Carta taas oo dhibaato ku keenaysa Ummadda Somaaliyeed iyo deganaada nabadu ka jirto. Waxaa kale oo uu sheegay in ay wanaagsan tahay in ay dhex dexaad ka noqdaan arimaha Somaaliya, ayna ogaadaan in shacabka Somaaliyeed ee muslimka ah uu u simanyahay wixii dhibaato u keenayana ay waajib tahay in laga ilaaliyo.


(BAYDHABO PRESS)



    
This message has been edited by moalen on Dec 31, 2000 12:42 AM
This message has been edited by moalen on Dec 31, 2000 12:38 AM


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement