--

 Return to Index  

Muridi Golf ( Urur ku sheega SANU ) ha nokhoniin jaahilka la cadeegsado ee noqo jahiilka xiikmat leh

January 26 2001 at 9:29 AM
Osman Haji Suufi 

 

Muridi Golf ( Urur ku sheega SANU ) ha nokhoniin jaahilka la cadeegsado ee noqo jahiilka xiikmat leh

Walaal Muridi Golf waad salaaman tahay ha nokhoniin jaahilka la cadeegsado ee noqo jahiilka xiikmat leh. Ururka banaadir waa S.N.U oo madax noo ah Avv. M. Rajiis Caalamka oo dhana way ogtahay.

Qofka ururka asaasey oo imminka adigu ku dhibay, isaga
wax ka keeni waaye ilaa iyo mudaddi Kenya uu joogay.
Mohamed Iikar (BANAANA) manta qaxooti weyay.

Cadalaada reer banaadir waa ururka S.N.U Reer banadir way hashiiyeen midnimo iyo cadaalad bay ku hashiiyeen in hogaamiyahoodda waa Avv. M.Rajiis (Guddoomiyaha Ururka S.N.U islamarkasina ah Guddomiyaha reer banadir oo dhan. qiiqna ha iskuwada qariineena.



Osman Haji Suufi


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement