Maxamed cisman Maye kuma hadlikaro magaca reer banaadir gaar ahaan Odeyaasha iyo Malaakhyadda.
waxaan ku shegeeyna inaad ku hadlikariin magaca reer
banadir gaar ahaan Odeyaasha iyo Malaakhyadda.
kalsonidda gobalka banadir kalama wareegi kartid, waayo
wiil yar baad tahay. Wixii cariin ku saabsan reer
banadir dadkii khuseeyaan iyaga xiilka u saaraan.
yaa lagu cadeegsanin qiiqna ha isku khariniin ila goorma qiiq isku kharindoonta? Adigu Immam matihid, Qabaiiladda reer xamarta Imaam ma khabaan sidaas ogsonow.
Dadka beenta ku sheegoyaan waa lola xiisabtamidona waana dadka ka soo shaqeeyeen tafarukha reer banaadir. wiilyaho ee dantaade ogow ee qiiqa ha isku qariniin. (Shaanshio duq bay lahaayeen, odegoodena waa la yakhanaa waa ABAASHEIKH. ee tariikhdaade ogow).
Mohamed Abukar Sheikhy
|