--

 Return to Index  

Magacyada Xiriiriyayaasha Barnaamijka Global Teleconfernce iyo goobaha ila iyo hadda na soo gaaray

February 6 2001 at 4:38 PM
BAYDHABO PRESS 

 
Magacyada Xiriiriyayaasha Barnaamijka Global Teleconfernce meelahay kala jogaan iyo goobaha ila iyo hadda na soo gaaray.

BAYDHABO Feb 6, 2001 (BP)- Waxaa la qaban doonaa maaalinta Sabtida ee Bishan February 10, 2001 saacadu markay tahay 1:00 galabnimo [Eastern Time] ee waqtiga Toronto, Canada Shir Tele-Confernce ah oo aad u balaaran loogana hadlayo Siyaasadda koonfurta Somaaliya, iyo Maamul Goboleedka laga dhisi doono magaalada Baydhabo dhawaan.

Shirkaas oo kumanaan dad ah oo kala jooga shanta qaaradood ee adduunka ay khadka Taleefonka isku dhaafsan doonaan afkaarta iyo doodaha waxaa lagu gorfeyn doonaa ajendeyaasha ah:

. Taariikhda Federaalismka iyo koonfurta Somaaliya.
. Aragtida Maamulka looga dhawaaqi doono magaalada Baydhabo.
. Sidii loo xoojin lahaa midnimada Shucuubta goballada koonfureed ee Somaaliya.
. Xalka dhibaatada Somaaliya guud ahaan.

Waxaa ka hadli doono Siyaasiyiin, Odayaal, Indheergarad iyo Aqoonyahanno rag iyo dumarba leh. Waxaa kale oo warbixin ka dhiibi doona:

1- Fadumo Maxamed Xuseen [ Faayow ] oo ah gabadha uu qaabilsan Maamulka RRA Xiriirka Dibada.

2- Md. Maxamed Cali Aadan [ Qalinle ] Guddomiyaha Gobolka Bay.

3- Md. Sheikh Aadan Maxamed [ Madoobe ] Guddomiye ku Xigeenka 1 aad ee Ururka RRA.

4- Md. Dr. Xasan Maxamed Nur [ Shaargaduud ] Guddomiyaha Ururka RRA.


Hadaba Jaaliyadaha Digil iyo Mirifle ee ka qeyb qaadanaya barnaamijka Tele-Confernce-ha waxay la xiriiri karaan xiriiriyaha ay isku magaalada yihiin ama magaalada ugu dhow si ay meel iskugu imaadaan.

Jaaliyadaha aan lagu soo qorin halkaan waxay la xiriiri karaan xiriiryaha ay isku qaarada yihiin, sida Yurub, Middle East, Australia ama North America inta ka horeysa Jimcaha 9 ka bisha Febraayo.
Waxaa kale oo aad toos ula xiriiri kartaan iskuduwaha barnaamijka, ama waxaad email u soo diri kartaa baydhabopress@hotmail.com idinka oo soo sheegaya magaciina oo sadexan iyo magaalda aad joogtaan si la idin kugu daro xiriiriryayaasha.

Magacyada xiriiriyayaasha iyo magaaloyinka ay kala joogaan waa sidaan:

1. Inj. Abdulkadir Mohamed Abow Toronto, Canada Tel. ( 416 ) 240-9947.
Ahna xiriiriyaha Kanada.

2- Shamso Xaaji Cali Ottawa, Canada
Tel. ( 613 ) 521-3533

3. Sheekh- Noor Abukar Qaasin, Tel.( 507 )536-0485.
Ahna xiriiriyaha Waqooyiga Amerika

4. Abdullahi Mohamed Idris ( Lesto ) Mineapolis, USA.Tel .(651) 31008693.

5. Mohamed Sharif Omar, Washington, USA.
Tel .( 703) 521-5588.

6. Dr. Ahmed Ali Ibrahim ( David ), Utah, USA.
Tel. ( 801 ) 908-7906.

7. Axmed Ibraahim [Axmed boqol] Atlanta, USA.
Tel: (770) 723- 0799 or 678-357-5951

8. Cumar Axmed Macalin Colorado, USA.
Tel ( 303 ) 355- 8416

9. Axmed Xusen Xasan [ Axmed Chicago ] Chicago, USA Tel : ( 773 ) 588-7637

10. Ugaas Xaaji Maxamed Barbaar, Nashvile, USA.
Tel. ( 615 ) 327- 9194

11. Xaaji Sdow Abukar, Columbus, Ohio. USA.
Tel: ( 614 ) 262-6897

12. Abdirashid H. Hassan, London, Uk.
Tel. ( 208 ) 577-2852. Ahna xariiriyaha Yurub.

13. Ahmed Ali Gaddud, Danmark, Tel. 0045-435-30905.

14. Maxamed Abow Mayow, Geneva,
Switzerland. Tel. 1302-6045

15. Xasan Cusman Cali [ Xasan Yarow]
Zurich, Switzerland. Tel: 7657-05361

16. Cali Caama, Amesterdam, Holland,
Tel: 3113-4551-578

17- Xaajiyo Nuurto. M , Rome. Italy

18. Mohamud Amin Mohamed, Dubay, U.A.E.
Tel. ( 971 ) 506-575702.
Ahna xiriiriyaha Khaliijka iyo Bariga dhexe.

19. Inj. Hassan Abukar, Australia.
Tel. ( 613 ) 9305-1420. Ahna xiriiriyaha Australia

20. Ibrahim E. Mohamed [ Sokorow ]
Xiriiriyaha Guud ee qabanqaabada Barnamijka, Tel. ( 416 ) 816-9214.


(BAYDHABO PRESS)





    
This message has been edited by moalen on Feb 6, 2001 4:55 PM
This message has been edited by moalen on Feb 6, 2001 4:51 PM
This message has been edited by moalen on Feb 6, 2001 4:49 PM


 
 Respond to this message   
Responses

Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement