Jaaliyaddaha Digil iyo Mirifle ee Yurub oo noo soo gudbiyay xiriiriyaal kale ee barnaamijka Teleconfernce/ha
From: "Mohamed Ali" <Mohamed.Ali@no.dhl.com>
Date: Wed, 07 Feb 2001 12:09:04 +0100
Walaalgyoogeey
Siin salaami dhamaantiiba, salaan ba'adishee weybaa siinke odsadaane hadii une ene Jaaliyadda D&M ee Norway, sidii une inke qeybkele lahaaynii shirkoon.
Xiriyahana weybuwaa:
Mohamed H. Ali Maamow
Guddomiyaha Jaaliyada D&M Oslo. Norway
Tel: + 47 22 74 77 45
Mahadsentiin
1- Mohamed H. Ali Maamow
Guddomiyaha Jaaliyada D&M Oslo. Norway
Tel: + 47 22 74 77 45
2- Cabdullaahi Maxamed Mursal. Finland.
Tel: 3589-5483043 ama 3589-0408237954
3- Xassan Sharif . Stockholm. Sweden
4- Maxamuud M. Eenow,
Guddoomiyaha Jaaliyadda (Somali Inter-riverine Cultural Association in Sweden)
5- Abuukar Xaaji Cusmaan
Xiriiriyaha jaaliyadaha Digil iyo Mirifle ee Waddamada Scandinavia.
Magacyada Xiriiriyayaasha Barnaamijka Global Teleconferce-ha meelaha ay kala jogaan iyo goobaha ila iyo hadda na soo gaaray.
BAYDHABO Feb 7, 2001 (BP)- Waxaa la qaban doonaa maaalinta Sabtida ee Bishan February 10, 2001 saacadu markay tahay 1:00 galabnimo [Eastern Time] ee waqtiga Toronto, Canada Shir Tele-Confernce ah oo aad u balaaran loogana hadlayo Siyaasadda koonfurta Somaaliya, iyo Maamul Goboleedka laga dhisi doono magaalada magaalada Baydhabo dhawaan.
Shirkaas oo kumanaan dad ah oo kala jooga shanta qaaradood ee adduunka ay khadka Taleefonka isku dhaafsan doonaan afkaarta iyo doodaha waxaa lagu gorfeyn doonaa ajendeyaasha ah:
Taariikhda Federaalismka iyo koonfurta Somaaliya.
Aragtida Maamulka looga dhawaaqi doono magaalada Baydhabo.
Sidii loo xoojin lahaa midnimada Shucuubta goballada koonfureed ee Somaaliya.
Xalka dhibaatada Somaaliya guud ahaan.
Waxaa ka hadli doono Siyaasiyiin, Odayaal, Indheergarad iyo Aqoonyahanno rag iyo dumarba leh. Waxaa kale oo warbixin ka dhiibi doona:
1- Fadumo Maxamed Xuseen [ Faayow ] oo ah gabadha uu qaabilsan Maamulka RRA Xiriirka Dibada.
2- Md. Maxamed Cali Aadan [ Qalinle ] Guddomiyaha Gobolka Bay.
3- Md. Sheikh Aadan Maxamed [ Madoobe ] Guddomiye ku Xigeenka 1 aad ee Ururka RRA.
4- Md. Prof. Cabdullaahi Sheikh Maxamed. Xoghayaha Guddiga Fulinta Ururka RRA
5- Md. Dr. Xasan Maxamed Nur [ Shaargaduud ] Guddomiyaha Ururka RRA.
Hadaba Jaaliyadaha Digil iyo Mirifle ee ka qeyb qaadanaya barnaamijka Tele-Confernce-ha waxay la xiriiri karaan xiriiriyaha ay isku magaalada yihiin ama magaalada ugu dhow si ay meel iskugu imaadaan.
Jaaliyadaha aan lagu soo qorin halkaan waxay la xiriiri karaan xiriiryaha ay isku qaarada yihiin, sida Yurub, Middle East, Australia ama North America inta ka horeysa Jimcaha 9 ka bisha Febraayo. Waxaa kale oo aad toos ula xiriiri kartaan iskuduwaha barnaamijka, ama waxaad email u soo diri kartaa baydhabopress@hotmail.com idinka oo soo sheegaya magaciina oo sadexan iyo magaalda aad joogtaan si la idin kugu daro xiriiriryayaasha.
Magacyada xiriiriyayaasha iyo magaaloyinka ay kala joogaan waa sidaan:
1. Inj. Abdulkadir Mohamed Abow Toronto, Canada
Tel. ( 416 ) 240-9947.
Ahna xiriiriyaha Kanada.
2- Shamso Xaaji Cali Ottawa, Canada Tel.
( 613 ) 521-3533
3. Sheekh- Noor Abukar Qaasin, Tel.( 507 )536-0485.
Ahna xiriiriyaha Waqooyiga Amerika
4. Abdullahi Mohamed Idris ( Lesto ) Mineapolis, USA.Tel .(651) 31008693.
5. Mohamed Sharif Omar, Washington, USA.
Tel .( 703) 521-5588.
6. Dr. Ahmed Ali Ibrahim ( David ), Utah, USA.
Tel. ( 801 ) 908-7906.
7. Axmed Ibraahim [Axmed boqol] Atlanta, USA.
Tel: (770) 723- 0799 or 678-357-5951
8. Cumar Macalin Axmed Colorado, USA.
Tel ( 303 ) 355- 8416
9. Axmed Xusen Xasan [ Axmed Chicago ] Chicago, USA Tel : ( 773 ) 588-7637
10. Ugaas Xaaji Maxamed Barbaar, Nashvile, USA.
Tel. ( 615 ) 327- 9194
11. Xaaji Sdow Abukar, Columbus, Ohio. USA.
Tel: ( 614 ) 262-6897
12. Abdirashid H. Hassan, London, Uk.Tel.
( 208 ) 577-2852. Ahna xariiriyaha Yurub.
13. Ahmed Ali Gaddud, Danmark, Tel. 0045-435-30905.
14. Maxamed Abow Mayow, Geneva, Switzerland.
Tel. 1302-6045
15. Xasan Cusman Cali [ Xasan Yarow] Zurich, Switzerland. Tel: 7657-05361
16. Cali Caama, Amesterdam, Holland,
Tel: 3113-4551-578
17- Xaajiyo Nuurto. M , Rome. Italy
18. Mohamed H. Ali Maamow Oslo. Norway
Tel: + 47 22 74 77 45
19. Cabdullaahi Maxamed Mursal. Finland.
Tel: 3589-5483043 ama 3589-0408237954
20. Xassan Sharif . Stockholm. Sweden
21. Maxamuud M. Eenow, Guddoomiyaha Jaaliyadda
(Somali Inter-riverine Cultural Association in Sweden)
22. Abuukar Xaaji Cusmaan
Xiriiriyaha jaaliyadaha Digil iyo Mirifle
ee Waddamada Scandinavia.
23. Mohamud Amin Mohamed, Dubay, U.A.E.
Tel. ( 971 ) 506-575702.
Ahna xiriiriyaha Khaliijka iyo Bariga dhexe.
24. Inj. Hassan Abukar, Australia.
Tel. ( 613 ) 9305-1420. Ahna xiriiriyaha Australia
25. Ibrahim E. Mohamed, Xiriiriyaha Guud ee qabanqaabada Barnamijka,
Tel. ( 416 ) 816-9214.
(BAYDHABO PRESS)
This message has been edited by moalen on Feb 7, 2001 4:56 PM
|
|