--

 Return to Index  

Hoggaamiyayaasha Kooxaha Somaaliya maxay taarikhdu ku qimeysay waase dad Caynke ah.

March 15 2001 at 2:42 PM
BAYDHABO PRESS 

 
Hoggaamiyayaasha Kooxaha Siyaasada Somaaliya maxay taarikhdu ku qimeysay waase dad Caynke ah.

BAYDHAO March 15, 2001 (BP)-Waxaa wargeyska BAYDHABO PRESS uu soo gudbin doona ka dib markii codsiyo faro badan ay naga soo gaareen akhristayaasha sharafta leh maqaalo taxane ah oo la xirriira Hoggaamiyayasha Kooxaha Siyaasada Somaaliyeed sida ay taarkhdu u qimeysay iyo noociyada ay yihiin.

Waxaa marka hore la soo gudbin doona Siyaasiyiinta ay ka midka Yihiin:

1- Dr. Xasan Maxamed Nur [Shaargaduud].
2- Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.
3- C/laahi Yususf Axmed.
4- C/qaasim Salaad Xasan.
5- C/lla Deerow Isaaq
6- Muuse Suudi Yalaxow.

Waxaa ka dib loo gudbi doona Kooxaha ay ka midka yihiin:

1- Xuseen Maxamed Caydiid. 2- Cali Mahdi Maxamed.
3- Xuseen Xaaji Bood. 4- Cusmaan Caato.
5- Col: Maxamed Nur Caliyo 6- General Cumar Xaaji Masale.
7- General Aadan C/laahi Nuur Gebyow.
8- General Maxamed Saciid Moorgan.

Wargeysku wuxuu soo gudbin doona warbixin kooban oo la xiriirta siyaasiyinta aan kor ku soo sheegnay iyo taarikhda ay ku reeebi doonaan ummadda Somaaliyeed Xumaan iyo samaanba.



(BAYDHABO PRESS)

 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement