--

 Return to Index  

Idaacada laanta Af-Somaaliga ee BBC-da oo la sheegay in ay hal dhinac u janjeerto marka

July 5 2001 at 9:03 AM
BAYDHABO PRESS 

 
Idaacada laanta Af-Somaaliga ee BBC-da oo la sheegay in ay hal dhinac u janjeerto marka ay ka hadlayso Somaaliya


BAYDHABO July 5, 2001 (BP)- I daacad laanta Af-Somaliga ee BBC-da ayaa la sheegay in ay u janjeerto dhinaca DKM, edeeymaha loo soo jeediyay Idaacada BBC-da oo badan hadana waxaa tussale loo soo qaatay sida aysan uga hadal dhaca iyo booboka ay DKM ku hayso hantidii iyo dhaqaalihii loogu deeqay Ummadda Somaaliyeed.

Waxaa aysan Idaacadu ka hadal ayaa la yiri lacagihii ay lunsadeen Cali Khaliif iyo Guddomiyaha Bankiga Dhexe, halka ay had iyo jeer isku mashquuliso warar lidi ku ah Maamulada RRA iyo Punland, waxaa todobaadkaan ay Idaacadu aad uga shaqeysay brobogaan ay ujeedadisu tahay sidii la isaga horkeeni lahaa shacabka iyo Dowlada Puntalnd.

Waxaa ay dad badan shegeen in ay adagtahay in ay Idaacadu noqoto dhexdhexaad inta uu tifatire ka yahay Yusuf Garaad oo ah nin ay isku Beel yihiin C/qaasim Salaad.


(BAYDHABO PRESS)





 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement