--

 Return to Index  

Hambalyo , Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo**

July 12 2001 at 10:07 AM
BAYDHABO PRESS 

 
Hambalyo , Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo,Hambalyo*****

Hambalyo.


Waxaa dhamaan dadka kala ah

1- Dr. Xasan Maxamed Nur [Shaargaduud],
Guddomiyaha Ururka RRA
2- Md. Sheikh Aadan Maxamed Madoobe,
Guddomiye ku xigeenka 1aad ee Ururka RRA
3- Md. Maxamed Cali Aadan Qalinle,
Guddomiyaha gobolka Bay Md.
4- Md. Shariif Xuseen Roobow,
Guddomiyaha Bankiga Ganacsiga Jubba
5- Md. Axmed Maxamed Nur,
Guddomiyaha Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee, Ottawa.Kanada
6- Md. Ibraahim Maxamed Cilmi [Sokorow],
Wakiilka RRA ee Waqooyiga Amerika
7- Inj.Xasan Abuukar,
Wakiilka RRA ee Austraaliya.
8- Cabdirashid Xaji Maxamed Nur,
Wakiilka Bangiga Ganacsiga Jubba ee Qaarada Yurub.
9- Cabdulaahi Xaaji Cali, 10- Axmed Rashid Sheikh Maxamed,11- Maxamed Sheikh Sidow, 12- Axmed Cali Yaanyurow, 13- Nuur Ugaas Cabdulaahi, 14- Cabdi Nuur Ufurow.

15- Xaajiyo Faadumo Sheikh Maxamed, 16- Drs. Luul Xareed Faarax, 17- Xareedo Ibraahim Boolis 18- Drs. Faadumo Maxamed Xuseen [Faayow], 19- Farxiyo Xasan Diiriye, 20- Fartuun Cabdi Xasan, 21- Ubax Maxamed Nur, 22- Qamar Yacquub iyo 23- Farxiyo Yacquub.

Waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Arooska Cabdulaahi Maxamed Idiris [Leesto] iyo Aroosada Shamso Xaaji Cali oo uu arooskoodu ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka bishan July ee sanadka 2001, waxayna Alle uga baryayaan in ay noqdaan kuwii isku khayra.



Aamiin.



 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement