--

 Return to Index  

Waa wax aad u wanaagsan Baaqa shirweynaha kowaad ee beesha Tunni ka soo baxay

July 30 2001 at 1:15 PM
Yusuf Adan 

 

Waa wax aad u wanaagsan Baaqa shirweynaha kowaad ee beesha Tunni ka soo baxay
--------------------------------------------------------------------------------

Waa wax wanaagsan Baaqa shirweynaha Tunni ka soo baxay.
Laakin shaki ayaa iiga jira in waxa aad ku sheegteen DKM ay wax fiican samayn karaan, waayo Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Nin aad maalin ku baranweydey weligaa ma baratid". Kooxda Carta in nagu filan waa arkaynney, markii la asaasayna waa sii ogeyn ujeeddadooda oo waxay ahayd oo qura in dadka dulanka wada loo xalaaleeyo.

Laakiin Soomalidu waxay ku maahmaahdaa "Ninkii soojoog laga waayo, soo jiifso ayaa laga helaa". Marka, walaalayaal, ha sugiwaayina, gooray noqotaba, nin waliba xaqiisii waa helayaa haddii Alle idmo.

Waa salaaman tihiin.

Yusuf Adan





    
This message has been edited by moalen on Jul 30, 2001 1:53 PM


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement