Waad ku mahadsantihiin eray bixinta cusub ee aad ku soo biriseen saxaafada
Waxaan si soomalinimo ah ugu mahadnaqayaa, qorayaasha warbaahinta kala gedisan ee qoomiyada digil iyo mirifle eray bixinta cusub ee ay ku soo kordhiyeen saaxada siyaasadeed iyo juqraafiyeed ee soomaliya.
Waxaan ku farxay magaca ISBAHAYSIGA DOOXADA GALGADUUD, eray bixintaasi waa mid sharci, caqli iyo cadli ah
Mar labaad mahadsanidin
Said Mohamud
This message has been edited by moalen on Aug 18, 2001 7:37 PM
|
|