--

 Return to Index  

Xasan Bariise iyo BBC-da laanta af-somaaliga. by Yusuf Adan

August 20 2001 at 11:09 AM
 


Response to Beenta weriye Xasan Bariise: Waa warqad furan oo ka timid Digil iyo Mirifle

 


Waxay aniga ila tahay in Mr. Bariise iwm ay dhibaato weyn u geystaan BBC-da ee aysan waxyello u geysan karin cid kale.

Waxaa imaandoonta wakhti qof waliba iska xiro BBC-da markuu soo galo Bariise iwm. ama ay noqto wax lagu maadeysto.

Waxaan ku arkay website-ka BBC-da qodobada ku saabsan warbaahinta iyo sida loogu talo galay inay sinnaan ugu adeegto dadka. Waxaa iga su'aal ah: qodobadaasi miyeysan khuseyn Laanta Af-Soomaaliga. Ma laga saamaxay.

Waxaan ka xumahay inay ku qoranyihiin Af Ingiriis.

Waakan meesha laga helo:

http://www.bbc.co.uk/info/editorial/prodgl/chapter2.shtml>.



W.Q.Yusuf Adan



    
This message has been edited by moalen on Aug 21, 2001 11:25 AM
This message has been edited by moalen on Aug 21, 2001 11:24 AM


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement