--

 Return to Index  

kooxda carta aan uga dacawoono ninkii soo sameystay oo ah ismaciil cumar geelaha jabuuti

August 20 2001 at 3:03 PM
Rashid Muxumed Nur 


Response to Afhayeenka ururka SNF Xasan Nuur Sugule oo soo saaray war saxaafadeed

 
kooxda carta aan uga dacawoono ninkii soo sameystay oo ah ismaciil cumar geelaha jabuuti

Anigoo magacayga la yiraahdo Rashid Muxumed Nur xaashi waxaan jeclahay inaan kooxda carta uga dacawoono ninkii soo sameystay oo ah ismaciil cumar geelaha jabuuti , somaalidu waxay ku maahmaahdaa ninka dhagaxa kugu dhuftay lama qabsadee ninkii dhagaxa u soo dhiibay ayaa la qabsadaa, taas waxaan uga jeedaa kooxda carta waxaa soo diray inageelaha jabuuti oo dhawr dhagax usoo dhiibay dhagaxyada intii badnaydna way tuureen oo shacabka ayeyku laayeen inta hartayna iyagaa isla dhici doonaa ee intayna galaafan masaakiin kale kaalay oo naga qabo.

Geeloow, inasalaadboy, ina galayr iyo ina deeroow heshiiskiinii wuu dhamaaday ee fadlan u sheeg in wakhtigoodii dhamaaday iyagu magaranayaane waxaan jeclahay markaan maqaalkaan ku arko internetka inaan soo qoro qoraalo kale oo muhiim ah laakiin waa tijaabo in Baydhabo Press uu yahay dhaxdhexaad fikradahoo dhana soo qora iyo in kale waxaana u doortay waan aaminsanahay .



W.Q. Rashid Muxumed Nur.


[BAYDHABO PRESS]


    
This message has been edited by moalen on Aug 21, 2001 11:32 AM


 
 Respond to this message   
Create your own forum at Network54
 Copyright © 1999-2008 Network54. All rights reserved.   Terms of Use   Privacy Statement